Home Premier League

Kooxda Ugu Koobab Qaadista Badan Horyaalka PL Iyo Halkay Liverpoolta Hada Hanatay Horyaalkan Kaga Jirto?

Kooxda Ugu Koobab Qaadista Badan Horyaalka PL Iyo Halkay Liverpoolta Hada Hanatay Horyaalkan Kaga Jirto?
Kooxda Ugu Koobab Qaadista Badan Horyaalka PL Iyo Halkay Liverpoolta Hada Hanatay Horyaalkan Kaga Jirto?

Liverpool oo ahaan jirtay naadiga ugu guulaha badan Ingiriiska, waxa hoos u dhac ku yimid wixii ka dambeeyey sannadkii 1990kii oo ahayd markii ugu dambaysay ee ay horyaalka hanato, waxaanay soddon sannadood ku jirtay abaar ay horyaalka kaga qatanayd, laakiin hadda ayay dib ugu soo laabatay.

Manchester United ayaa ahayd kooxda u talinaysay Ingiriiska wixii ka dambeeyey cahdiga Liverpool, waxaana garab ordayay oo ay loollameen Arsenal muddo toban sannadood ah ka hor intii aanay Chelsea iyo Manchester City noqonin kooxo lacag badan haysta oo iyagana sii garbiyey.

20ka kooxood ee Ingiriiska ah ee ugu koobabka badan, waxa hadda  hoggaaminaysa Liverpool oo qaadday 43 koob, waxaana ku xigta Manchester United oo 42 koob qaadatay.

Kaalinta saddexaad waxa ku jirta Arsenal oo 30 koob haysata, Chelsea oo 24 koob hanatay ayaa afraad ah, halka Aston Villa iyo Manchester City ay wada haystaan min 20 koob.

Koobabkan waxa ku jira Champions League oo illaa markii uu magaciisii hore ee European Cup sitay ah, Europa League oo illaa waqtiyadii hore ee uu magacyada kale lahaa ah, Cup Winners’ Cup iyo Inter-Cities Fairs Cup, laakiin waxa aan gebi ahaanba lagu soo darin koobabka kulamada qaadhaan ururinta (Charity matches cup), Community Sheild iyo UEFA Super Cup.

Halkan Kaga Bogo Xogta Kooxda Ugu Koobabka Badan Horyaalka Ingiriiska Ee PL?

1. Liverpool – 43 trophies – League x19, League Cup x8, FA Cup x7, European Cup x6, UEFA Cup/Europa League x3

2. Manchester United – 42 trophies – League x20, FA Cup x12, League Cup x5, European Cup x3, Cup Winners’ Cup x1, UEFA Cup/Europa League x1

3. Arsenal – 30 trophies – League x13, FA Cup x13, League Cup x2, Inter-Cities Fairs Cup x1, European Cup Winners’ Cup x1

4. Chelsea – 24 trophies – League x6, FA Cup x8, League Cup x5, European Cup x1, Cup Winners’ Cup x2, UEFA Cup/Europa League x2

=5. Aston Villa – 20 trophies – League x7, FA Cup x7, League Cup x5, European Cup x1

=5. Manchester City – 20 trophies – League x6, FA Cup x6, League Cup x7, European Cup Winners’ Cup x1

7. Tottenham Hotspur – 17 major trophies – League x2, FA Cup x8, League Cup x4, European Cup Winners’ Cup x1, UEFA Cup x2

8. Everton – 15 trophies – League x9, FA Cup x5, European Cup Winners’ Cup x1

9. Newcastle United – 11 trophies – League x4, FA Cup x6, Inter-Cities Fairs Cup x1

10. Blackburn Rovers – Ten trophies – League x3, League Cup x1, FA Cup x6

=11. Wolverhampton Wanderers – Nine trophies – League x3, FA Cup x4, League Cup x2

=11. Nottingham Forest – Nine trophies – League x1, FA Cup x2, League Cup x4, European Cup x2

=13. Sunderland – Eight trophies – League x6, FA Cup x2

=13. Sheffield Wednesday – Eight trophies – League x4, FA Cup x3, League Cup x1

=15. Leeds United – Seven trophies – League x3, FA Cup x1, League Cup x1, Inter-Cities Fairs Cup x2

=15. West Brom – Seven trophies – League x1, League Cup x1, FA Cup x5

17. Sheffield United – Five trophies – League x1, FA Cup x4

=18 – Preston North End – Four trophies – League x2, FA Cup x2

=18. Portsmouth – Four trophies – League x2, FA Cup x2

=18. Leicester City – Four trophies – League x1, League Cup x3