Kooxda True Cable Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Kooxda True Cable Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Kooxda True Cable Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Kooxda True Cable Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Puma Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Ee Degmada 26-June Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 15.aad Kooxda Puma Oo Goolka Furitaanka Heshay Waxaa u Dhaliyey Jimcaale Jabarti.

Daqiiqadii 20.aad Kooxda True Cable Ayaa Keensatay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Cabdiraxmaan Jiiro.

Daqiiqadii 23.aad Kooxda True Cable Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Maxamed Gatuuse.

Kooxda True Cable Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Kooxda True Cable Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay 2-1 Hogaanka Hayso Kooxda True Cable Iyadoo Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 48.aad Kooxda True Cable Ayaa Heshay Goolkeeda Sadexaad Waxaana u Dhaliyey Maxamed Gatuuse.

Si Kastaba Ciyaartaa Ku Soo Idlaatay 3-1 Guushu Ku Raacday Kooxda True Cable Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Ee Degmada 26-June Magaalada Hargeysa.