Kooxda True Cable Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Badali Doona Macalinkii Hore Kooxdaasi?

Kooxda True Cable Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Badali Doona Macalinkii Hore Kooxdaasi?
Kooxda True Cable Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Badali Doona Macalinkii Hore Kooxdaasi?

Kooxda True Cable Tv Oo Ka Mida Kooxaha Kubada Cagta Ee Ciyaaraha Maxaliga ah Ka Ciyaarta Garoomada Qaar Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Kooxdaasi.

Macalinka Cusub Ee Kooxda True Cable Tv Loo Magacaabay Ayaa ah Macalin Mubaarik Maxamed Sheekh Cali Kuna Magac Dheer “Dabaaye” Waxaana uu Sidoo Kale Ahaa Macalinkii Kooxda Dalsan Oo Heerka Labaad ah Oo Iyaduna Ciyaaraha Maxaliga ah Ciyaarta.

Mubaarik Dabaaye Ayaa Kulankiisa Ugu Horeeya Laylin Doona Maalinta Jimcaha Oo uu Bilaaban Doono Koobka La Farax Walaalkaa Oo Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Oo Maalintaasi Jimcaha Bilaaban Doona Hadii Alle Idhaahdo.

26-Jamadul Awel-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.