Kooxda Tamaam Taxi Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Rift Valley Xili Uu Soo Xidhmay Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxda Tamaam Taxi Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Rift Valley Xili Uu Soo Xidhmay Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 12.aad Kooxda Rift Valley Ayaa Hesshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Muuse Axmed.

Daqiiqadii 17.aad Kooxda Tamaam Taxi Ayaa Heshay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Jamaal Cabdilaahi.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay Barbaro 1-1 ah Iyadoo Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta Iyadoo Kulankan Uu Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Cabdiqaadir Ilkacase.

Kooxda Tamaam Taxi Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Rift Valley Xili Uu Soo Xidhmay Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.
Kooxda Tamaam Taxi Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Rift Valley Xili Uu Soo Xidhmay Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 34.aad Kooxda Tamaam Taxi Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Mar Kale Jamaal Cabdilaahi.

Daqiiqadii 47.aad Kooxda Tamaam Taxi Ayaa Heshay Goolkeed Sadexaad Waxaana u Dhaliyey Xamse Cabdiqaadir.

Si Kastaba Kooxda Tamaam Taxi Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Rift Valley Xili Uu Soo Xidhmay Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

19-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.