Kooxda Somtakaful Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda True Cable Tartanka Rift Valley Cup?

Kooxda Somtakaful Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda True Cable Tartanka Rift Valley Cup?
Kooxda Somtakaful Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda True Cable Tartanka Rift Valley Cup?

Kooxda Somtakaful Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda True Cable Tartanka Rift Valley Cup Garooonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


Kooxda Somtakaful Ayaa Ku Hormartay Gool Dhalinta Kulankan Waxaana u Dhaliyey Shucayb Cumar.

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay 1-0 Iyadoo Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta Xili Kulankan uu Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Fabio.


Qaybtii Danbe Ayaa Kooxda True Cable Iska Dhalisay Goolka Labaad Ee Kooxda Somtakaful Iyadoo Goolkaasi Noqday Iska Dhalin.


Kooxda True Cable Ayaa La Timid Goolkeeda Madiga ah Waxaana u Dhaliyey Cabdiqani Jayne.


Si Kastaba Kooxda Somtakaful Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda True Cable Tartanka Rift Valley Cup Garooonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


29-Muxaram-1442 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmaDi.