Kooxda Shacabka Oo Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Kooxda.

Kooxda Shacabka Oo Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Kooxda.
Kooxda Shacabka Oo Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Kooxda.

Kooxda Shacabka Oo Ka Mida Kooxaha Ciyaaraha Maxaliga ah Ka Ciyaarta Garoomada Magaalada Hargeysa Qaarkood Ayaa Shaacisay Inay Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Kooxdaasi.


Macalinka Cusub Ee Kooxdu Yeelatay Ayaa La Idhaahdaa Axmed Maxamed Cismaan “Axmed Cigaal” Kana Mid Ahaa Ciyaartoydii Hore Ugu Soo Ciyaartay Kooxda Ciidanka Booliska Ee Goodir Iyo Kooxdii Sprin Water Oo Magaalada Hargeysa Caan Ka ahaa.


Macalin Axmed Cigaal Ayaa Kulankiisa Macalinimo Ee Kooxda Shacabka Laylin Doona Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Oo Maalinta Jimcaha Bilaaban Doona Hadii Alle Idhaahdo.


25-Jamadul Awel-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.