Kooxda Sacadadiin Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Xili Kooxdu Ka Qayb Galayso Koobka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Xawaadle?

Kooxda Sacadadiin Oo Ka Mida Kooxaha Kubada Cagta Ee Ciyaaraha Maxaliga ah Ka Ciyaarta Garoomada Qaar Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Kooxdaasi.

Macalinka Cusub Ee Kooxda Sacadadiin Loo Magacaabay Ayaa ah Macalin Maxamed Cumar Cabdilaahi Kuna Magac Dheer “Madoobe”.

Macalin Maxamed Madoobe Ayaa Kulankiisa Ugu Horeeya Laylin Doona Dhawaan Xili Caawa La Qorituuri Doono Koobka Kooxaha Heerka Koowaad Garoonka Xawaadle Oo Kooxdiisu Ku Jirto Hadii Alle Idhaahdo.

26-Jamadul Awel-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.