Kooxda S.V.O Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Baraka Chai Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda S.V.O Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Baraka Chai Tartanka La Farax Walaalkaa.
Kooxda S.V.O Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Baraka Chai Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda S.V.O Ayaa 3-2 Uga Soo Badisay Kooxda Baraka Chai Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 14.aad Kooxda S.V.O Ayaa Heshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Guuleed Alves.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay Natiijo 1-0 ah Iyadoo Hogaanka Ciyaarta Hayso Kooxda S.V.O Loona Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 33.aad Kooxda S.V.O Mar kale Waxay Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Siciid Messi.

Daqiiqadii 41.aad Kooxda Baraka Chai Ayaa Heshay Goolkeeda Koowaad Waxaana u Dhaliyey Axmed Kayse Rambo Oo Isla Markiiba Badal Lagu Sameeyey.

Daqiiqadii 46.aad Kooxda S.V.O Ayaa Heshay Goolkeeda Sadexaad Waxaana u Dhaliyey Liibaan Maxamed.

Daqiiqadii 47.aad Kooxda Baraka Chai Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Isqo.

Kulankan Waxaa Kaadhka Casaanka ah Kooxda Baraka Chai Ka Qaatay Shucayb Iyadoo uu Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Cabdiqaadir Ilkacase.

Si Kastaba Kooxda S.V.O Ayaa 3-2 Uga Soo Badisay Kooxda Baraka Chai Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

17-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.