Kooxda Power Leage Ayaa Guushii Ay Gaadhay Ku Hanatay Koobkii Xirfad Maal?

Kooxda Power Leage Ayaa Guushii Ay Gaadhay Ku Hanatay Koobkii Xirfad Maal?
Kooxda Power Leage Ayaa Guushii Ay Gaadhay Ku Hanatay Koobkii Xirfad Maal?

Kooxda Power Leage Ayaa 3-2 Uga Soo Badisay Kooxda Ciyaarsame Sidaana Ku Qaaday Koobkii Xirfad Maal Garoonka Ciyaarsame Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Sadexda Gool Ee Kooxda Power Leage Cabdiwahaab Casaanyo 2-Gool Iyo Maxamed Biiga Oo 1-Gool ah.

Kooxda Ciyaarsame Waxaa Labada Gool u Dhaliyey Amiin Mooto.

Si Kastaba Kooxda Power Leage Ayaa 3-2 Uga Soo Badisay Kooxda Ciyaarsame Sidaana Ku Qaaday Koobkii Xirfad Maal Garoonka Ciyaarsame Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

24-Muxaram-1442 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmaDi.