Kooxda Naxses Oo La Soo Wareegtay Ciyaartoy Uga Ciyaari Doona Baal Laba?

Kooxda Naxses Oo La Soo Wareegtay Ciyaartoy Uga Ciyaari Doona Baal Laba?
Kooxda Naxses Oo La Soo Wareegtay Ciyaartoy Uga Ciyaari Doona Baal Laba?

Rasmi:- Kooxda Naxses Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ee Magaalada Hargeysa Ka Dhisan Ayaa La Soo Wareegtay Ciyaartoy Uga Ciyaari Doona Baal Laba.


Ciyaartoyga Cusub Ee Kooxda Naxses La Soo Wareegtay Ayaa La Idhaahdaa Maxamed Daahir Maxamed “Alves Jr”.


Maxamed Alves Jr Ayaa Intii Aanu Iman Kooxda Naxses Waxaa Uu Hore Uga Tirsanaa Kooxda Daallo Oo Ka Mida Kooxaha Ka Heerka Sadexaad Ee Ka Dhisan Xaafada Jigjiga Yar.


27-Jamadul Awel-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.