Kooxda Mogadishu City Club Ayaa Guul Weyn Ka Gaadhay Kooxda Midnimo Horyaalka Somali Premier League?

Garoonka Eng Yariisow Stadium Oo Ay Galabta Ku Wada Kulmeen Kooxaha Muqdisho City Club Iyo Midnimo Xili Meel Wanaagsan uu Maraayo Horyaalka Somali Premier League.

Kooxda Mogadishu City Club Ayaa 4-0 Uga Soo Badisay Kooxda Midnimo Iyadoo Sadex Gool uu u Dhaliyey Cabdiqaadir Aadan Eenow Benteke Halka Goolka Kalena uu u Dhaliyey Qeys.

26-Jamadul Awel-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.