Kooxda MCC Ayaa Xasuuq u Geysatay Kooxda Dekadaha Horyaalka Somali Premier League.

Kooxda MCC Ayaa Xasuuq u Geysatay Kooxda Dekadaha Horyaalka Somali Premier League.
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Mogadishu City Club Ayaa Xasuuq 5-0 Ah u Geysatay Kooxda Dekadaha Xili Uu Meel Wanaagsan Maraayo Horyaalka Somali Premier League.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay Natiijo 2-0 ah Oo Hogaanka Kulanka Gacanta Ku Hayso Kooxda MCC Iyadoo Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Image may contain: 2 people, people playing sports, stadium and outdoor

Isku Soo Noqodka Qaybtii Danbe Ciyaarta Kooxda MCC Ayaa Halkeeda Ka Sii Wadatay Gool Dhalinta Waxaana Kulanka Qaybtiisa Danbe Ku Dhaliyeen 3-Gool Waxaana Xusid Mudan in Faysal Xasan Xaashi Uu Kulankan Ku Dhaliyey Laba Gool Sidoo Kale Ciyaartoyda Kala ah Grah Alex, Banteke Iyo Qeys Ay Min 1-Gool Kulankan Ku Dhaliyeen Galabta.

Image may contain: one or more people and outdoor

Si Kastaba Kooxda MCC Ayaa Hada Ka Baxday Dhibaatadii Gool La’aanta Xili Kulankii Galabta Ay 5-0 Ku Soo Xasuuqday Kooxda Dekadaha Oo Ka Mid Ah Kooxaha Diifacanaya Hanashada Horyaalka Somali Premier League.

12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.