Kooxda LPP Ayaa Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeysa Sports Ee Heerka Sadexaad.

Kooxda LPP Ayaa Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeysa Sports Ee Heerka Sadexaad.
Kooxda LPP Ayaa Guul Ku Bilaabatay Tartanka Hargeysa Sports Ee Heerka Sadexaad.

Kooxda L.P.P Ayaa 4-3 Uga Soo Badisay Kooxda Fc Super Love Tartanka Hargeysa Sports Garoonka Laynka Bilayska Ee Kooxaha Heerka Sadexaad.


Afarta Gool Ee Kooxda LPP Ayaa Waxaa u Kala Dhaliyey Gacan Oo 2-Gool ah, Maxamed Gerrard Iyo Cabdiraxmaan Bacood Oo Min 1-Gool ah.


Kooxda Fc Super Love Waxaa u Kala Dhaliyey Maxamed Iyo Mid Ay Iska Dhaliyeen Kooxdu.


Si Kastaba Kooxda L.P.P Ayaa 4-3 Uga Soo Badisay Kooxda Fc Super Love Xili Kulankani Furitaan u Ahaa Tartanka Hargeysa Sports Garoonka Laynka Bilayska Ee Kooxaha Heerka Sadexaad.


14-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.