Kooxda Leaders Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Morny Milk Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad?

Kooxda Leaders Ayaa 4-2 Uga Soo Badisay Kooxda Morny Milk Tartanka Hargeisa Sports Garoonka Laynka Bilayska Ee Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 8.aad Kooxda Leaders Ayaa Heshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Rooble.

Daqiiqadii 13.aad Kooxda Leaders Ayaa Heshay Goolka Labaad Waxaana u Dhaliyey Mustafe.

Daqiiqadii 25.aad Kooxda Leaders Ayaa Heshay Goolka Sadexaad Waxaana u Dhaliyey Mar Kale Rooble.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay 3-0 Iyadoo Hogaanka Ciyaarta Hayso Kooxda Leaders Ayaa Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 30.aad Kooxda Morny Milk Ayaa Heshay Goolkeeda Koowaad Waxaana u Dhaliyey Musamil Mustafe.

Daqiiqadii 36.aad Kooxda Leaders Ayaa Heshay Goolkeeda Afaraad Waxaana u Dhaliyey Khaalid.

Daqiiqadii 36.aad Kooxda Morny Milk Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Mar Kale Musamil Musatafe.

Si Kastaba Kooxda Leaders Ayaa 4-2 Uga Soo Badisay Kooxda Morny Milk Tartanka Hargeisa Sports Garoonka Laynka Bilayska Ee Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.

18-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.