Kooxda Kaahin Fuel Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Mash Tech Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda Kaahin Fuel Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Mash Tech Tartanka La Farax Walaalkaa.
Kooxda Kaahin Fuel Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Mash Tech Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda Kaahin Fuel Ayaa 2-1 Uga Soo Badiyey Kooxda Mash Tech Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


Daqiiqadii 23.aad Kooxda Mash Tech Ayaa Goolka Furitaanka Kulanka Heshay Waxaana u Dhaliyey Khaalid Beegsi.


Qaybta Hore Ciyaarta Ayaa Ku Soo Idlaatay 1-0 Hogaanka Kulanka Hayso Kooxda Mash Tech Iyadoo Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.


Daqiiqadii 34.aad Kooxda Kaahin Fuel Ayaa Goolka Barbaraha La Timid Waxaana u Dhaliyey Cabdicasiis Caag.


Daqiiqadii 54.aad Kooxda Kaahin Fuel Ayaa Heshay Goolka Labaad Waxaana Mar Kale u Dhaliyey Cabdicasiis Caag.


Kulankan Waxaa Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Yuusuf Yosila Oo u Dhashay Wadanka Yugaandha.


Si Kastaba Kooxda Kaahin Fuel Ayaa 2-1 Uga Soo Badiyey Kooxda Mash Tech Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


13-Jamadul Thaani-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.