Kooxda Inter Milan Ayaa Muuqaalkan Ku Shaacisay In La Yimaado Kulanka Milan Derby.

Kooxda Inter Milan Ayaa Muuqaalkan Ku Shaacisay In La Yimaado Kulanka Milan Derby.
Kooxda Inter Milan Ayaa Muuqaalkan Ku Shaacisay In La Yimaado Kulanka Milan Derby.

Inter ayaa soo dhigtay baraha bulshada si ay ugu dhejiso Muuqaal dareen ah oo ku saabsan da’yarka Sebastiano Esposito oo ku dhiirigelinaya dadka inay ku soo laabtaan kulanka maanta ee Milan derby.

Ciyaarta loo yaqaan ‘PFball PES 2020’ Ayaa Kooxda ugu horeysa xilli ciyaareedkan waxaa lagu wadaa inay la wareegaan daafaca AC Milan Rafael Leao kulankaasi oo lagu dhejin doono adeegga ‘DAZN’ iyo kan ‘Inter’ ee Facebook iyo YouTube.