Kooxda Ileys Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda Intifaac Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad?

Kooxda Ileys Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Intifaac Tartanka Hargeisa Sports Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay Natiijo 0-0 ah Xili Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 30.aad Kooxda Ileys Ayaa Heshay Goolka Guusha Waxaana u Dhaliyey Axmed Lucio.

Si Kastaba Kooxda Ileys Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Intifaac Tartanka Hargeisa Sports Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa.

28-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.