Kooxda Hooyo Store Oo Guul Ka Gaadhay Kooxda Intifaac Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda Hooyo Store Oo Guul Ka Gaadhay Kooxda Intifaac Tartanka La Farax Walaalkaa.
Kooxda Hooyo Store Oo Guul Ka Gaadhay Kooxda Intifaac Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda Hooyo Store Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Intifaac Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 7.aad Kooxda Hooyo Store Ayaa Heshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Nuuradiin Foodyare.

Daqiiqadii 16.aad Kooxda Hooyo Store Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Mar Kale Nuuradiin Foodyare.

Qaybta Hore Ciyaarta Ayaa Ku Soo Idlaatay 2-0 Hogaanka Hayso Kooxda Hooyo Store Loona Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Kooxaha Hooyo Store Iyo Intifaac.
Kooxaha Hooyo Store Iyo Intifaac.

Daqiiqadii 42.aad Kooxda Intifaac Ayaa Heshay Goolkeeda Madiga ah Waxaana u Dhaliyey Nuur Cabdi Iyadoo Goolkaasi Caawinteeda uu Lahaa Hallac Bile Oo Badal Ku Soo Galay Ciyaarta Qaybtii Danbe.

Si Kastaba Kooxda Hooyo Store Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Intifaac Tartanka La Farax Walaalkaa Xili Uu Kulankaasi Dhexdhexaadiye Ka ahaa Yuusuf Yoslia Oo u Dhashay Wadanka Yugaandha.

16-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.