Kooxda Hooyo Store Ayaa Guusheedii Labaad Gaadhay Tartanka Rift Valley Cup Ee Garoonka Dhalinta?

Kooxda Hooyo Store Ayaa Guusheedii Labaad Gaadhay Tartanka Rift Valley Cup Ee Garoonka Dhalinta?
Kooxda Hooyo Store Ayaa Guusheedii Labaad Gaadhay Tartanka Rift Valley Cup Ee Garoonka Dhalinta.?

Kooxda Hooyo Store Ayaa 2-0 Uga Soo Badisay Kooxda Aragsan Jet Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay Barbaro 0-0 ah Xili Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta Waxaana Kulankan Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Mahdi Jawaase.

Qaybtii Danbe Ciyaarta Ayaa Kooxda Hooyo Store Heshay Goolka Koowaad Waxaana u Dhaliyey Muuse Koos.

Isla Qaybta Danbe Ayaa Kooxda Hooyo Store Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Maxamed Dabaakh.

Si Kastaba Kooxda Hooyo Store Ayaa 2-0 Uga Soo Badisay Kooxda Aragsan Jet Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


23-Muxaram-1442 Jimce By Tayo Qaran AL-AhmaDi.