Kooxda Hollac Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Ka Dib Markii Dhawaan uu Iscasilay Macalinkeedii Hore Ee Kooxdaasi.

Kooxda Hollac Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Ka Dib Markii Dhawaan uu Iscasilay Macalinkeedii Hore Ee Kooxdaasi.

Kooxda Hollac Oo Ka Mida Kooxaha Caasimada Hargeysa Ka Ciyaarta Ciyaaraha Maxaliga ah Ayaa Magacowday Macalinka Cusub Ee Laylin Doona Kooxdaasi.

Macalin Cusub Ee Loo Magacaabay Kooxda Hollac Ayaa Ah Cabdiraxmaan Sheekh Ciise Maxamuud Ahaana Ciyaartoy Hore Ugu Soo Ciyaaray Kooxdan Hollac.

Magacaabista Macalinka Cusub Ee Kooxda Hollac Macalin Cabdiraxmaan Sheekh Ciise Ayaa Ku Soo Beegmatay Ka Dib Markii 24kii Bishan Jamadul Awel Uu Macalinkii Hore Ee Kooxdan Macalin Axmed Yaasiin Xasan Maxamuud uu Malcab.com u Xaqiijiyey Inuu Ka Tagay Guud Ahaan Shaqadii Kooxda Hollac.

Macalinka Cusub Ee Kooxda Hollac Ayaa Shaqadiisa Macalinimo Ee Kooxda Hollac Bilaabi Doona Kulanka Ugu Horeeya Ee Kooxdu La Ciyaari Doonto Kooxda Kericho Gold Tartanka La Farax Walaalkaa Oo Maalinta Axada Jadwalka Ay Ku Qoran Yihiin.

Fiiro Gaara:- Tartanka La Farax Walaalkaa Ayaa Bilaaban Doona Galinka Danbe Ee Beri Jimcaha Hadii Alle Idhaahdo.

29-Jamadul Awel-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.