Kooxda Hollac Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Labaad Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta?

Kooxda Hollac Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Labaad Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta?
Kooxda Hollac Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Labaad Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta?

Kooxda Hollac Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda SVO Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxda Hollac Oo Qaybtii Hore Xili Aan Hal Daqiiqo Gaadhin Kulanku Ayey Heshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Cabdirisaaq Kayse.


Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay 1-0 Xili Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta Iyadoo Kulankan uu Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Fabio.


Qaybtii Danbe Ciyaarta Ayaa Kooxda SVO Heshay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Liibaan.


Daqiiqadihii u Danbeeyey Ayaa Kooxda Hollac Heshay Goolka Guusha Ku Hogaamiyey Waxaana Kubad uu Caawinteeda Lahaa Cabdilaahi Alex u Dhaliyey Naasir Cyc.

Si Kastaba Kooxda Hollac Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda SVO Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


22-Muxaram-1442 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmaDi.