Kooxda Hargeysa Sports Oo Guul Weyn Ka Gaadhay Kooxda Afgal Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda Hargeysa Sports Oo Guul Weyn Ka Gaadhay Kooxda Afgal Tartanka La Farax Walaalkaa.
Kooxda Hargeysa Sports Oo Guul Weyn Ka Gaadhay Kooxda Afgal Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxda Hargeysa Sports Ayaa 8-0 Uga Soo Badisay Kooxda Afgal Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Iyadoo Daqiiqad Buuxsamin Ayaa 56-Ilbidhiqsi Waxaa Goolka Furitaanka u Dhaliyey Kooxda Hargeysa Sports Cabdicasiis Qucle.

Daqiiqadii 3.aad Kooxda Hargeysa Sports Ayaa Heshay Goolka Labaad Waxaana Mar Kale u Dhaliyey Cabdicasiis Qucle.

Daqiiqadii 11.aad Kooxda Hargeysa Sports Ayaa Heshay Goolkeeda Sadexaad Waxaana u Dhaliyey Siciid Cabdikariin.

Daqiiqadii 17.aad Kooxda Hargeysa Sports Ayaa Heshay Goolkeeda Afaraad Waxaana u Dhaliyey Amiin Badeeco.

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay 4-0 Iyadoo Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Kooxda Hargeysa Sports Oo Guul Weyn Ka Gaadhay Kooxda Afgal Tartanka La Farax Walaalkaa.
Kooxda Hargeysa Sports Oo Guul Weyn Ka Gaadhay Kooxda Afgal Tartanka La Farax Walaalkaa.

Daqiiqadii 33.aad Qaybtii Danbe Ciyaarta Waxaa Goolkii Shanaad La Timid Kooxda Hargeysa Sports Waxaana u Dhaliyey Amiin Badeeco.

Daqiiqadii 41.aad Qaybtii Danbe Ciyaarta Waxaa Goolkii Lixaad La Timid Kooxda Hargeysa Sports Waxaana u Dhaliyey Cabdicasiis Qucle.

Daqiiqadii 42.aad Qaybtii Danbe Ciyaarta Waxaa Goolkii Todobaad La Timid Kooxda Hargeysa Sports Waxaana u Dhaliyey Siciid Cabdikariin.

Daqiiqadii 57.aad Qaybtii Danbe Ciyaarta Waxaa Goolkii Sideedaad La Timid Kooxda Hargeysa Sports Waxaana u Dhaliyey Cabdicasiis Qucle.

Si Kastaba Kulankan Waxaa 4-Gool Ku Dhaliyey Cabdicasiis Qucle Xili Siciid Cabdikariin Iyo Amiin Badeeco Ay Min 2-Gool Dhaliyeen Galabta Waxaana Ciyaartu Ku Soo Idlaatay 8-0 Guushu Ku Raacday Kooxda Hargeysa Sports Waxaana Dhexdhexaadiye Ka ahaa Cabdi Muuse.

15-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi.