Kooxda Golaha Odayaasha Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Gobanimo Tartanka Dhalinta Cuslaatay Oo Si Rasmi ah Loo Furay?

Kooxda Golaha Odayaasha Ayaa 4-3 Uga Soo Badisay Kooxda Gobanimo Tartanka Dhalinta Cuslaatay Oo Si Rasmi ah Looga Daah Furay Garoonka City Stadium Xaafada Geerash Aw Aadan Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa.

Afarta Gool Ee Kooxda Golaha Odayaasha Ayaa Waxaa u Kala Dhaliyey Axmed Ronaldo Oo 3-Gool ah Iyo Mid Taaxo ah.

Kooxda Golaha Odayaasha Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Gobanimo Tartanka Dhalinta Cuslaatay Oo Si Rasmi ah Loo Furay?
Kooxda Golaha Odayaasha Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Gobanimo Tartanka Dhalinta Cuslaatay Oo Si Rasmi ah Loo Furay?

Kooxda Gobanimo Waxaa Sadexda Gool u Kala Dhaliyey 2-Gool Oo Axmed Nuur ah Iyo 1-Gool Oo Baqayo ah.

Si Kastaba Kooxda Golaha Odayaasha Ayaa 4-3 Uga Soo Badisay Kooxda Gobanimo Tartanka Dhalinta Cuslaatay Oo Si Rasmi ah Looga Daah Furay Garoonka City Stadium Xaafada Geerash Aw Aadan Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa.

26-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.