Kooxda Fc Star Boys Ayaa Guul Ku Bilaabatay Tartanka SVO Academy Leage Oo Si Rasmi ah u Bilowday Galabta?

Kooxda Fc Star Boys Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Fc Gadhcasayaasha Xili uu Si Rasmi ah u Furmay Tartanka Afarta Kooxood Ee SVO Academy Leage Laguna Qabtay Mid Ka Mida Garoomada Ciida ah Ee Magaalada Hargeysa.

Qaybta Hore Ayaa Waxaa Goolka Ku Hormartay Kooxda Fc Gadhcasayaasha Waxaana u Dhaliyey Sacad Xili Isla Qaybta Hore Ku Soo Idlaatay 1-0 Hogaanka Ciyaarta Ay Hayso Kooxda Fc Gadhcasayaasha.

Qaybtii Danbe Ee Ciyaarta Ayaa Kooxda Fc Star Boys Heshay Goolka Barbaraha Waxaana Goolkan Oo Ahaa Gool Ku Laag u Dhaliyey Xabo Oo Isagu Badal Ku Soo Galay Ciyaarta.

Isla Qaybtii Danbe Ayaa Kooxda Fc Star Boys Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Yuusuf.

Si Kastaba Kooxda Fc Star Boys Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Fc Gadhcasayaasha Xili uu Si Rasmi ah u Furmay Tartanka Afarta Kooxood Ee SVO Academy Leage Laguna Qabtay Mid Ka Mida Garoomada Ciida ah Ee Magaalada Hargeysa.

08-Shabcaan-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.