Kooxda Fc Roma Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Hogaamin Doona Kooxdaasi.

Kooxda Fc Roma Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Hogaamin Doona Kooxdaasi.

Rasmi:- Kooxda Fc Roma Magaalada Burco Ayaa Ku Dhawaaqday Inay La Soo Wareegtay Macalin Cusub Oo Kooxdaasi Hogaamin Doona Iyadoo Kooxda Fc Roma Waxay Ka Mid Tahay Kooxaha Heerka Labaad Ee Magaalada Burco.

Macalinka Cusub Ee Kooxda Fc Roma Yeelatay Ayaa ah Macalin Cabdicasiis Bare Ismaaciil Oo Hore Macalin Uga Soo Ahaa Kooxda Rangers Oo Heerka Labaad Ahayd Kana Dhisan Magaalada Burco.

Macalinka Cusub Ee Kooxda Fc Roma Macalin Dhako Bare Ayaa Xilkan Kala Wareegay Macalinkii Hore Kooxdan Waana Macalin Yuusuf Sanati.

03-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.