Kooxda Fc Bavaria Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Batalaale.

Kooxda Fc Bavaria Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Batalaale.
Kooxda Fc Bavaria Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Batalaale.

Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Galabta Hargeysa Stadium Ku Dhex Martay Labada Kooxood Ee Fc Bavaria Iyo Batalaale Ayaa Ku Soo Idlaatay Natiijo 5-1 ah Guushuna Raacday Kooxda Bavaria.

Shanta Gool Ee Kooxda Bavaria Waxaa u Kala Dhaliyey Maxamed King Oo 1-Gool ah, Halka Cabdiwahaab Shaqale, Cabdiraxmaan Shuwaldo Iyo Iid Jaamac Ay Min 1-Gool Dhaliyeen.

Kooxda Batalaale Waxaa Goolka Madiga ah u Dhaliyey Liibaan.