Kooxda Elman SC Ayaa Bixisay Abaal Marino Kooxda Dhexdeeda ah?

Kooxda Elman SC Ayaa Bixisay Abaal Marino Kooxda Dhexdeeda ah?
Kooxda Elman SC Ayaa Bixisay Abaal Marino Kooxda Dhexdeeda ah?

Kooxda Elman Sports Club Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Horyaalka Somali Premier League Ayaa Waxay Bixisay Xidigii Iyo Gool Dhaliyihii Ugu Fiicnaa Bishii Jan Ee Sanadkan 2020 Tirsiga Miilaadiga.

Anwar Sayid Cali Shankunda Ayaa Ku Guulaystay Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Iyadoo Ay Kula Tartameen Labada Ciyaartoy Ee Zakaria Issahaque Iyo Sayga Ruushka Oo Ay Isku Koox Yihiin.

Anwar Sayid Cali Shankunda.

Xidigii Ugu Fiicnaa Kooxda Elman Sports Club Bishii Jan Waxaa Ku Guulaystay Jamaal Cabdiraxmaan Axmed Waxaana Kula Tartamay Meynes Iyo Sayga Ruushka.

Jamaal Cabdiraxmaan Axmed.

Kooxda Elman Sports Club Ayaa Ka Mida Kooxaha Ugu Tunka Weyn Horyaalka SPL Sidoo Ah Mida Kooxaha Aadka u Dhiiri Galiya Ciyaartoyda Kooxda, Iyadoo Ku Taamaysa Inay Soo Afjarto Abaarta Hanasho La’aanta ah Ee Horyaalka SPL Loo Saadaalin Karo Inay Ku Guulaysato Horyaalka SPL.

21-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.