Kooxda Elman Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda Raadsan Kulan Hada Soo Dhamaaday Xili Anwar Shakunda Wacdaro Dhigay Galabta?

Kulan Xiiso Badnaa Oo Ay Wada Ciyaareen Kooxaha Raadsan SC Iyo Elman SC Kana Qabsoomay Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay 2-0 Hogaanka Hayso Kooxda Raadsan SC Oo Labada Gool u Dhaliyey Abuukar kidhoogo Xili Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Kooxda Elman Ayaa Goolkii Koowaad La Timid Waxaana u Dhaliyey Zakaria Issahague Iyadoo Sidoo Kale Laba Gool Oo Kalena Keensatay Qaybtii Danbe Waxaana u Dhaliyey Anwar Shakuunda.

Si Kastaba Kooxda Elman Sports Club Ayaa Kulankaan Hada Soo Dhamaaday Ku Soo Badisay 3-2 Kana Badisay Kooxda Raadsan SC Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Dhawaanta Ku Soo Biirtay.

27-Jamadul Awel-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.