Kooxda Elman Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Horseed Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Elman Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Horseed Horyaalka Somali Premier League?
Kooxda Elman Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Horseed Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Elman Sports Club Ayaa 3-2 Uga Soo Badisay Kooxda Horseed Sports Club Xili Xaraarada Hanashada Horyaalka Somalia Premier League Uu Meel Wanaagsan Maraayo.

Kooxda Elman Sports Club
Kooxda Elman Sports Club

Kulankan Ayaa Ka Qabsoomay Garoonka Eng Yariisow Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Hada Hogaanka Horyaalka Somalia Premier League Sidaasi Ku Haysa Kooxda Elman Sports Club.

13-Jamadul Thaani-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.