Kooxda Dhaweeye Taxi Ayaa Kulan Saaxiibtinimo Uga Soo Badisay Kooxda Gabilay Sports Center?

Kooxda Dhaweeye Taxi Ayaa Kulan Saaxiibtinimo Uga Soo Badisay Kooxda Gabilay Sports Center?
Kooxda Dhaweeye Taxi Ayaa Kulan Saaxiibtinimo Uga Soo Badisay Kooxda Gabilay Sports Center?

Kooxda Dhaweeye Taxi Ayaa 5-3 Uga Soo Badisay Kooxda Gabilay Sports Ceneter Ciayar Saaxiibtinimo Oo Labada Kooxood Shalay Galab Ku Dhex Martay Garoonka Maxamed Faarax Ee Magaalada Gabilay.

Shanta Gool Ee Kooxda Dhaweeye Taxi Waxaa u Kala Dhaliyey Wardi Axmed Oo 2-Gool ah, Liibo, Nadiir Iyo Mukhtaar Gibson Ayaa Min 1-Gool Dhaliyey Kulankaasi Shalay Jimce.

Kooxda Gabilay Sports Center Waxaa Sadexda Gool u Kala Dhaliyey Axmed Xareed, Cabdifataax Ganto Iyo Maano.

Si Kastaba Kooxda Dhaweeye Taxi Ayaa 5-3 Uga Soo Badisay Kooxda Gabilay Sports Ceneter Ciayar Saaxiibtinimo Oo Labada Kooxood Shalay Galab Ku Dhex Martay Garoonka Maxamed Faarax Ee Magaalada Gabilay.

04-Shabcaan-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.