Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa La Soo Wareegtay 5-Ciyaartoy Oo Ku Cusub Kooxda?

Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa La Soo Wareegtay 5-Ciyaartoy Oo Ku Cusub Kooxda?
Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa La Soo Wareegtay 5-Ciyaartoy Oo Ku Cusub Kooxda?

Kooxda Dekedaha Football Club Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Muqdisho Ahna Kooxda Haysta Horyaalka Somali Premier League Ayaa Shaacisay Inay La Soo Wareegtay Shan Ciyartoy Oo Ka Mid Noqon Doona Hada Kooxdaasi.

https://malcab.com/kooxda-dekedaha-football-club-ayaa-la-soo-wareegtay-5-ciyaartoy-oo-ku-cusub-kooxda/

Shanta Ciyaartoy Ee Kooxda Dekedaha Football Club La Soo Wareegtay Ayaa Kala Ah Shanta Ciyaartoy.

Siciid Matta Oo Ay Kal Soo Wareegaan Kooxda Horseed.
Keynaan Key Key Oo Ay Kala Soo Wareegeen Kooxda Gaadiidka.
Isack Oo Ay Kala Soo Wareegeen Kooxda Heerka Labaad Ee Saxafi.
Felipe Oo Ay Ka Soo Wareegeen Koox Ka Dhisan Togo Oo Wadanka Nigeria ah.
Ibra Oo Ay Kala Soo Wareegeen Koox Ka Dhisan Wadanka Kiiniya.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.