Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Raadsan Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Raadsan Horyaalka Somali Premier League?
Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa Hada Hogaaminaysa Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa 1-0 Ayaa Uga Soo Badisay Kooxda Raadsan Horyaalka Somali Premier League Garoonka Eng Yariisow Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Goolka Guusha Ee Kooxda Dekedaha Football Club Waxaa u Dhaliyey Khadar Yuusuf.

Si Kastaba Kooxda Dekedaha Football Club Ayaa 1-0 Ayaa Uga Soo Badisay Kooxda Raadsan Horyaalka Somali Premier League Garoonka Eng Yariisow Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

26-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.