Kooxda Dekadaha Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Elman Sports Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Dekadaha Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Elman Sports Horyaalka Somali Premier League?
Kooxda Dekadaha Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Elman Sports Horyaalka Somali Premier League?

Kooxda Dekadaha Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Kooxda Elman Sports Horyaalka Somali Premier League Garoonka Eng Yariisow Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Goolka Guusha Ee Kooxda Dekadaha Waxaa u Dhaliyey Cabdicasiis Catooshe Xili Ciyaartu Ku Soo Idlaatay 1-0 Guushu Ku Raacday Kooxda Dekadaha.

Si Kastaba Kooxda Dekadaha Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Kooxda Elman Sports Horyaalka Somali Premier League Garoonka Eng Yariisow Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

19-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.