Kooxda Daimond Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Garoonka Baxsane?

Kooxda Daimond Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Garoonka Baxsane?
Kooxda Daimond Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Garoonka Baxsane?

Kooxda Daimand Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Morny Milk Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Baxsane Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Qaybta Hore Ayaa Kooxda Daimond Ku Hormartay Goolka Waxaana u Dhaliyey Amiin Mario Iyadoo Isla Qaybta Hore Ku Soo Idlaatay 1-0 Loona Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Kooxda Morny Milk Ayaa Keensatay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Cayto.

Kooxda Daimond Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Khadar Xasan.

Si Kastaba Kooxda Daimond Ayaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Morny Milk Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Baxsane Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Tartankan Loogu Magac Daray Ha Dhibin Walaalkaa Ayaa Todobaadkiiba Laga Ciyaari Doonaa Afar Maalmood Oo Kala ah Sabtida, Axada, Isniin Iyo Khamiista Hadii Alle Idhaahdo.

26-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.