Kooxda Ciidanka Asluubta Ee Magaalada Hargeysa Ayaa La Soo Wareegtay Ciyaarto Ka Tirsanaa Kooxda Duulista Iyo Hawada.

Kooxda Ciidanka Asluubta Ee Ka Dhisan Magaalada Hargeysa Ayaa Si Rasmi ah u Shaacisay Inay La Soo Wareegtay Ciyaartoy Xamse Saxardiid Cali Oo Ka Mid ah Difaacyada Dalka.

Goobta Lagu Soo Bandhigay Xamse Saxardiid Cali Waxaa Ku Sugnaa Gudoomiyaha Kooxda Ciidanka Asluubta Maxamed Kalcase Iyo Macalinka Kooxdaasi Macalin Cabdi Riyaad Oo Si Weyn u Soo Dhaweeyey Ciyaartoy Xamse Saxardiid Cali.

Xamse Ayaa Hore uga Tirsanaa Kooxda Dowlada Hoose Hargeysa Waxaanu Uga Wareegay Dhawaan Kooxda Duulista Iyo Hawada Oo Hadana Si Rasmi ah Ugu Soo Wareegay Kooxda Ciidanka Asluubta Ee Magaalada Hargeysa.

03-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.