Kooxda Brazil Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Valencia Tartanka Hargeisa Sports?

Kooxda Brazil Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Valencia Tartanka Hargeisa Sports?
Kooxda Brazil Ayaa Guul Ka Gaadhay Kooxda Valencia Tartanka Hargeisa Sports?

Kooxda Brazil Ayaa 3-0 Uga Soo Badisay Kooxda Valencia Tartanka Hargeisa Sports Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Oo Hada Lagu Gudo Jiro Wareegii Labaad.

Daqiiqadii 12.aad Kooxda Valencia Ayaa Iska Dhalisay Gool.

Daqiiqadii 25.aad Kooxda Brazil Ayaa Heshay Gool Waxaana u Dhaliyey Yaasir.

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaatay 2-0 Hogaanka Ciyaarta Hayso Kooxda Brazil Xili Kulankan Uu Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Cabdiraxmaan Atam Waxaana Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 34.aad Kooxda Brazil Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Ciyaartana Uga Dhigaysa 3-0 Waxaana u Dhaliyey Barkhad.

Si Kastaba Kooxda Brazil Ayaa 3-0 Uga Soo Badisay Kooxda Valencia Tartanka Hargeisa Sports Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Oo Hada Lagu Gudo Jiro Wareegii Labaad.

24-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.