Kooxda Baraka Chai Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda Hargeysa Sports Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxda Baraka Chai Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda Hargeysa Sports Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kooxda Baraka Chai Ayaa Ka Soo Badisay Kooxda Hargeysa Sports Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxda Baraka Chai Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Hargeysa Sports Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 6.aad Kooxda Baraka Chai Ayaa Heshay Goolka Guusha Waxaana u Dhaliyey Sheekh Xamse.

Qaybta Hore Iyo Qaybtii Danbe Ciyaarta Ayaa Ku Soo Idlaatay 1-0 Guushu Ku Raacday Kooxda Baraka Chai Waxaana Ay Ku Biirtay Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam Oo Sugaayey Kulankan Kooxda Ka Soo Baxda.

Waxaa Kulankan Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Yuusuf Yosila Oo u Dhashay Wadanka Yugaandha.

18-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.