Home Wararka Maanta

Kooxda Aragsan Jet Ayaa Gool Ku Laagayaal Ugu Soo Gudubtay Wareega Sadexda Kooxood Ee Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxda Aragsan Jet Ayaa Gool Ku Laagayaal 3-0 Uga Soo Badisay Kooxda Hooyo Store Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Isku Darka Labadii Qaybood Ee Kulanka Ayaa Ku Soo Idlaaday Waxba La’aan 0-0 Iyadoo Loo Gudbay Qaybta Gool Ku Laagyada Xili Kulankaasi Uu Dhexdhexaadiye Ka ahaa Cabdiqaadir Ilkacase.

Waxaana Gool Ku Laagyada 3-0 Ee Kooxda Aragsan Jet Ugu Soo Gudubtay Wareega Kan Xiga u Kala Dhaliyey Cabo, Toshiba Iyo Awoowo.

Halka Kooxda Hooyo Store Laga Qabtay Ciyaartoyda Nimcaan Matic, Maxamed Doox Iyo Muuse Koos.

Si Kastaba Kooxda Aragsan Jet Ayaa Gool Ku Laagayaal 3-0 Uga Soo Badisay Kooxda Hooyo Store Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

11-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.