Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Wareega Labaad Tartanka Rift Valley?

Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Wareega Labaad Tartanka Rift Valley?
Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Wareega Labaad Tartanka Rift Valley?

Kooxda Aadan 19 Ayaa 8-1 Uga Soo Badisay Kooxda Shube Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


Kooxda Aadan 19 Waxaa 8-Gool u Kala Dhaliyey Wardi Axmed Oo 2-Gool ah, Nuur Xaashi Oo 2-Gool ah, Halka Cabdiwali Waro, Xamse Kayse, Xamse Jigjaan Iyo Badri Sacuudi Ay Min 1-Gool Soo Dhaliyeen.

Kooxda Shube Waxaa Goolka Madiga ah u Dhaliyey Yuusuf Yuuyo.


Kulankan Waxaa Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Cabdiqaadir Ilkacase Iyadoo Wali Lagu Gudo Jiro Wareegii Labaad Ee Tartanka Rift Valley Cup.


Si Kastaba Kooxda Aadan 19 Ayaa 8-1 Uga Soo Badisay Kooxda Shube Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

24-Muxaram-1442 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmaDi.