Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Tartanka La Farax Walaalkaa Xili Macalinkeeda Cusub Guul Ku Hogaamiyey Kooxda.

Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Tartanka La Farax Walaalkaa Xili Macalinkeeda Cusub Guul Ku Hogaamiyey Kooxda.
Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Tartanka La Farax Walaalkaa Xili Macalinkeeda Cusub Guul Ku Hogaamiyey Kooxda.

Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Weyn Ku Bilaabatay Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Oo Maalintiisii Labaad La Ciyaaray.


Daqiiqadii 12.aad Kooxda Aadan 19 Ayaa Goolka Furitaanka Heshay Waxaana u Dhaliyey Mustafe Khamle.


Daqiiqadii 18.aad Kooxda Aadan 19 Goolkeedii Labaad Ayey Heshay Waxaana u Dhaliyey Axmed Carabo.


Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay Natiijo 2-0 Ah Iyadoo Hogaanka Hayso Kooxda Aadan 19 Ayaa Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.


Daqiiqadii 26.aad Kooxda Aadan Ayaa Goolkeedii Sadexaad Dhashatay Waxaana Mar Kale Dhaliyey Axmed Carabo.


Daqiiqadii 35.aad Axmed Carabo Ayaa Kooxdiisa Aadan 19 u Dhaliyey Goolkiisii Sadexaad.


Daqiiqadii 44.aad Kooxda Horyaal Ayaa Heshay Goolka Madiga ah Waxaana u Dhaliyey Axmed Naadi.


Daqiiqadii 46.aad Kooxda Aadan 19 Ayaa Heshay Goolkeedii Shanaad Waxaana u Dhaliyey Axmed Carabo.


Daqiiqadii 53.aad Kooxda Aadan 19 Ayaa Heshay Goolkeedii Laxaad Waxaana Goolkiisii Shanaad Ka Dhigtay Goolkan Axmed Carabo.

Waxaa Xusid Mudan In Kooxda Aadan 19 Xalay Magacowday Macalinka Cusub Ee Laylin Doona Kooxdan Tartankan Iyo Kuwa La Midka ah Waxaana Loo Magacaabay Caydaruus Ray Isla Markaana Guul Ku Bilowday Shaqadiisa Macalinimo Ee Kooxda Aadan 19.


Si Kastaba Kulankan Ayaa Ku Soo Idlaatay 6-1 Ay Kooxda Aadan 19 Uga Soo Badisay Kooxda Horyaal Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


01-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.