Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kooxda Aadan 19 Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxda Aadan 19 Ayaa 2-0 Uga Soo Badisay Kooxda True Cable Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 17.aad Kooxda Aadan 19 Ayaa Heshay Goolka Koowaad Waxaana u Dhaliyey War Axmed

Qaybta Hore Ayaa Ku Soo Idlaaday 1-0 Xili Hogaanka Ciyaarto Hayso Kooxda Aadan 19 Ayaa Loo ah Gudbay Qaybtii Danbe Iyadoo Kulankan uu Dhexdhexaadiye Ka ahaa Yuusuf Ilkacase.

Daqiiqadii 36.aad Kooxda Aadan 19 Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Khadar Cazka.

Si Kastaba Kooxda Aadan 19 Ayaa 2-0 Uga Soo Badisay Kooxda True Cable Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.