Kooxaha True Cable Iyo Carwo Sadaam Ayaa Barbaro Wada Galay Xili Uu Furmay Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxaha True Cable Iyo Carwo Sadaam Ayaa Barbaro 1-1 ah Wada Galay Xili Kulankoodu Furitaan u ahaa Group A Iyo Guud Ahaan Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 14.aad Kooxda Carwo Sadaam Ayaa Heshay Goolka Furitaana Waxaana u Dhaliyey Sharmaarke Toom.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay 1-0 Hogaanka Hayso Kooxda Carwo Sadaam Waxaana Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 52.aad Kooxda True Cable Ayaa Heshay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Liibaan Cabdi.

Si Kastaba Kulankan Ayaa Labada Kooxood Ku Kala Calaf Qaadeen Barbaro 1-1 ah Xili uu Si Toos ah Galabta Oo Jimce Ahayd u Furmay Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

30-Jamadul Awel-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.