Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Iyo Kuwa Hadhay Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Iyo Kuwa Hadhay Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Iyo Kuwa Hadhay Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Laga Soo Baxay Wareegii Group Stage Tartanka La Farax Walaalkaa Kooxaha Heerka Koowaad Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaan Halkan Ku Eegi Doonaa Tobanka Kooxood Ee u Soo Gudbay Wareega Isreeb Reebka Iyo Tobanka Kooxood Ee Ku Hadhay Heerka Groupyada.

Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Ayaa Kala ah Aadan 19, Carwo Sadaam, Kericho Gold, Shacabka, Hargeisa Sports, Batalaale, Baraka Chai, Hooyo Store, Aragsan Jet Iyo Tamaam Taxi.

Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Iyo Kuwa Hadhay Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kooxaha Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Iyo Kuwa Hadhay Tartanka La Farax Walaalkaa?

Waxaa Heerka Groupyada Ku Hadhay Kooxaha True Cable, Horyaal, Kaahin Fuel, Mash Tech, Afgal, SVO, Jirde Village, Intifaac, Rift Valley, Iyo Sagal Jet Gabilay.

Waxaa Naga Xasuusin ah In Tobanka Kooxood Ee Sida Rasmiga ah u Soo Baxay Isku Beegooda La Qaban Doono Fiidnimada Habeen Danbe Oo Isniin Soo Galayso Hadii Alle Idhaahdo Isla Markaana Beri Oo Axad ah Fasax uu Yahay Garoonku Hadii Alle Idhaahdo.

29-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.