Kooxaha Shacabka Iyo Kericho Gold Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxaha Shacabka Iyo Kericho Gold Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kooxaha Shacabka Iyo Kericho Gold Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxaha Shacabka Iyo Kericho Gold Ayaa Wada Galay Barbaro 2-2 ah Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


Labada Gool Ee Kooxda Shacabka Waxaa u Kala Dhaliyey Cayto Cige Iyo Cumar Aw Geedi.


Halka Labada Gool Ee Kooxda Kericho Gold Ay u Kala Dhaliyeen Abaadir Iyo Diri.


Si Kastaba Kulankan Ayaa Ku Soo Dhamaaday Barbaro 2-2 ah Kaasi Oo Labadan Kooxood Ee Shacabka Iyo Kericho Gold Ay Wada Ciyaareen Min Kulankoodii Labaad.


12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.