Kooxaha Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxaha Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa.
Kooxaha Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa.

Kooxaha Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa Wada Galay Barbaro 1-1 ah Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 2.aad Kooxda Sagal Jet Gabilay Ayaa Heshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Sakariye Ilkacase.

Qaybta Hore Ayaa Lagu Kala Nastay Natiijo 1-0 ah Iyadoo Hogaanka Ciyaarta Hayso Kooxda Sagal Jet Gabilay Ayaa Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 55.aad Ayaa Kooxda Aragsan Jet Heshay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Cabdirisaaq Saaqo.

Si Kastaba Kooxaha Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa Wada Galay Barbaro 1-1 ah Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Waxaana Kulankaasi Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Cabdi Muuse.

18-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.