Kooxaha Hirad Groups Iyo Somtakaful Ayaa Barbaro Wada Galay Tartanka Rift Valley Cup.

Kooxaha Hirad Groups Iyo Somtakaful Ayaa Barbaro Wada Galay Tartanka Rift Valley Cup.
Kooxaha Hirad Groups Iyo Somtakaful Ayaa Barbaro Wada Galay Tartanka Rift Valley Cup.

Kooxaha Hirad Groups Iyo Somtakaful Ayaa Barbaro 1-1 ah Wada Galay Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxda Hirad Groups Oo Goolka Furitaanka Kulankan Heshay Ahaana Gool Ku Laag Waxaa u Dhaliyey M.Mursal.

Qaybta Hore Ku Soo Idlaatay 1-0 Xili Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.
Qaybtii Danbe Ciyaarta Ayaa Kooxda Somtakaful Heshay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Cabdifataax Qubqaylo Ahna Kaptanka Somtakaful.


Si Kastaba Kooxaha Hirad Groups Iyo Somtakaful Ayaa Barbaro 1-1 ah Wada Galay Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.


21-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.