Home Wararka Maanta

Kooxaha Fc Attackers Iyo Fc Ajax Ayaa Barbaro Wada Galay Tartanka SVO Academy Leage?

Kooxaha Fc Attackers Iyo Fc Ajax Ayaa Barbaro Wada Galay Tartanka SVO Academy Leage?
Kooxaha Fc Attackers Iyo Fc Ajax Ayaa Barbaro Wada Galay Tartanka SVO Academy Leage?

Ciyaaraha Dalka

Kooxaha Fc Attackers Iyo Fc Ajax Ayaa Barbaro Wada Galay 2-2 ah Tartanka SVO Academy Leage Ee Afarta Kooxood Xili Maalintii Labaad uu Galay Tartankaasi.

Qaybta Hore Ayaan Labada Kooxood Wax Goolal ah Kala Dhashan Waxaana Ku Soo Idlaatay Natiijo 0-0 ah Waxaana Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

ciyaaraha

Kooxda Fc Ajax Ayaa Ku Hormartay Labada Gool Waxaana u Dhaliyey Labada Goolba Cabdiwaasac.

Kooxda Fc Attackers Ayaa Isla Qaybtii Danbe Ciyaarta Keensatay Labada Gool Ee Barbaraha Waxaana u Kala Dhaliyey Ibraahim Casaanyo Iyo Kaptan Xamse.

Si Kastaba Ciyaartan Ayaa Ku Soo Idlaatay Barbaro 2-2 ah Oo Labada Kooxood Ee Fc Attackers Iyo Fc Ajax Tartanka SVO Academy Leage Ee Afarta Kooxood Xili Maalintii Labaad uu Galay Tartankaasi Waxaana Xusid Mudan in Kooxaha Ajax Iyo Gadhcasayaasha Ay Wada Ciyaari Doonaan Kulanka Beri Insha Allah.

09-Shabcaan-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.