Kooxaha Empire Iyo Brazil Ayaa Wada Galay Barbaro Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad?

Kooxaha Empire Iyo Brazil Ayaa Wada Galay Barbaro 1-1 ah Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Ee Degmada 26-June Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 34.aad Kooxda Empire Ayaa Iska Dhalisay Gool Waxaana Daqiiqadii 39.aad Kooxda Brazil La Timid Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Cabdalle.

Kooxda Empire.

Si Kastaba Kulankan Oo Dhexdhexaadiye Ka ahaa Khadar Cabdilaahi Ku Soo Idlaatay Barbaro 1-1 ah Iyadoo Kulankani Soo Xidhay Wareegii Koowaad Ee Group B.

Kooxda Brazil

17-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.