Kooxaha Batalaale Iyo Jirde Village Oo Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxaha Batalaale Iyo Jirde Village Oo Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kooxaha Batalaale Iyo Jirde Village Oo Wada Galay Barbaro Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kooxaha Batalaale Iyo Jirde Village Oo Wada Galay Barbaro 1-1 Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxda Batalaale Waxaa Goolka u Dhaliyey Axmed Pallo, Halka Kooxda Jirde Village uu Goolka u Dhaliyey Nagiib Surwaal.

Si Kastaba Kooxaha Batalaale Iyo Jirde Village Oo Wada Galay Barbaro 1-1 Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

14-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.