Koobka Sonyo Cup Oo Galabta La Daah Furi Doono Iyo Kooxaha Wada Ciyaari Doona?

Koobka Sonyo Cup Oo Galabta La Daah Furi Doono Iyo Kooxaha Wada Ciyaari Doona?
Koobka Sonyo Cup Oo Galabta La Daah Furi Doono Iyo Kooxaha Wada Ciyaari Doona?

Waxaa Maanta Si Rasmi ah u Furmi Doona Tartanka Sonyo Cup Oo Loo Dhigay Kooxaha Heerka Koowaad Ee Tobanka Caasimada Hargeysa Ka Socda Iyo Laba Kooxood Oo Kala Matalaya Magaalooyinka Boorama Iyo Berbera Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad.

Tartanka Sonyo Cup Oo Ay Maal Galisay Dallada Dhalinyarada Somalilaan Ee Soonyo Ayaa Galabta Lagu Daah Furi Doonaa Kooxaha Dowlada Hoose Hargeysa Iyo Wasaarada Maaliyada Hargeysa Kuwaasi Oo Kawada Tirsan Group A.

Koobka Sonyo Cup Oo Galabta La Daah Furi Doono Iyo Kooxaha Wada Ciyaari Doona?
Koobka Sonyo Cup Oo Galabta La Daah Furi Doono Iyo Kooxaha Wada Ciyaari Doona?

Guud Ahaan Wararka Sonyo Cup Iyo Wararka Kaleba Kala Soco Malcab.com Oo Kuugu Heelan Soo Tabinta Wararka Ciyaaraha Soomaalida Meel Kasta Oo Ay Ka Kala Dhacayaan Insha Allah.

09-Rajab-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.